Browsing Category
Aqoonta Guud
Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator
Tarantulas Arabic to Somali - Arabic Translator
Somali Arabic Translator, tarantulas Arabic to Somali
Afka carabiga waa af aad u ballaaran marka af soomaali lagu tarjumayo qofka wuxuu la kulmaa dhibaatooyin fara badan.
Waxyaalaha ugu…
Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga
Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga
Su'aasha:
Asc wllyaal. Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga iyo Laatiin? Mahadsanid
Jawaabta:
Gariiga waxaa lagu tiriyaa ummadaha…
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad)
Mawduuceenii hore waxaynu si guud u tilmaannay Dhibaatooyinka ay keenaan daawashada aflaamta galmadu sidoo kale waxaynu si gaar ah u tilmaannay saamaynta taban iyo waxyeellada ay aflaamtani gaadhsiiyaan qalbiga iyo ruuxda, sidoo kale inay…
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad)
Qoraalkani maaha midkii ugu horreeyay ee lagaga hadlo mawduucan balse waxaa jira qoraallo kale oo laga sameeyay kuna jira webkeenan daruur.com, ujeedada qoraalkayganina waa inaan sii xoojiyo maadaama mawduucani uu leeyahay ahmiyad wayn…
Calaamada wareegsan oo qorraxda lagu arkay magaalada Jigjiga
Dad badan waxay sheegeen inay ku arkeen magaalada Jigjiga qorraxda oo ku dhex jirto jeegaan zero ama wareeg hoos oo kale ah, dadka qaar waxay dhaheen qorraxda ayaa soo dhowaatay waana calaamad ka mid ah calaamadaha qiyaamaha.…
Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho
Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho
Waa maxay geedka garaska?
Geedka garaska waxaa la dhahaa afka qalaad Dobera glabra carabigana شجر ضبر ama ضبر أجرد waa geed abaareed wuxuu gaaraa dhererkiisa ilaa 8 mitir cimrigiisana…