Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaaQofka markuu luuqad baranayo waxaa fiican ereyada inuu u xifdiyo qaab uu kusoo xusuusan karo, waayo ereyada qaar waxaa ka dhexeeya xiriir dhanka dhawaaqa ama dhanka macnaha, marka sidaas uu ku xifdiyo aad bay ugu sahlan tahay inuu soo celiyo wixii uu xifdiyay.

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa
Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

Afka ingiriisa waxaa ku badan ereyo isu eg eg kuwaas oo kusoo xusuusin kara xiriir ka dhexeeya macnaha ereyada.

Hadda halkan waxaan kusoo arooronaynaa ereyo English oo wadaaga xarfaha : ICK dhamaan ereyadan waxay ku dhamaadaan xarfahan marka aad sidaas ku xifdisho aad bay kuugu sahlanaanaysaa inaad barato luuqada ingiriiska.

Jadwalkan waxaad ku arkaysaa ereyo English oo ku dhamaado xarfaha aan kuusoo sheegnay sidoo kale iyagoo af soomaali iyo af carabi loo tarjumay.

 

English    Arabic         Somali

lick            يلعق                  leefaya

tick           قرادة                  shilinta

kick          يركل                  haraatinaya

pick          يلتقط                  qaadaya

click           ينقر                 gujinaya

wick           فتيلة                 liifad

trick          خدعة                dhagar

stick          عصا                ul

sick          مريض               jirran

thick         سميك               dhumuc leh

quick         سريع               degdeg ah

 

Webyada ugu fiican oo English laga baran karo

 

Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator

 

 

You might also like
2 Comments
  1. Riyada dad qaraabadeena oo nala joogo
    jamaal says

    asc wll waxaan rabey inaad riyadan ii fasirtaan waxaan ku riyooday shiikh aan intarnetka ka bartay oo carabi ah wuxuu igu yidhi riyo intuu iigu yimi aduunyada waxa laga dhigay iyo lagaaga dhigay garan maayo sida fargalkaa aad sidatid fargalkuna wuxuu ahaa madaw iyo cadaan

  2. Riyada dad qaraabadeena oo nala joogo
    jamaal says

    asc wll waxaan rabey inaad riyadan ii fasirtaan waxaan ku riyooday shiikh aan intarnetka ka bartay oo carabi ah wuxuu igu yidhi riyo intuu iigu yimi aduunda waxa laga dhigay iyo lagaaga dhigay garan maayo sida fargalkaa aad sidatid fargalkuna wuxuu ahaa madaw iyo cadaan

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More