Riyada dadka isqaba oo qaab la yaab leh lagu arko

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riyodey laba qof oon aqan oo isqaba riyada dhexdeeda lkin labada qof an riyada ku arkay isqaba ismayaqanan.

Waxay ahayen mid walashey ama inadertey oo la qabo caruurna leh iyo wiil an isnaqano isna guri leh gabadhna leh wiilka riyada ku arkay saxibkis aya xidhiidh naga dhexeyey guurna ku balanay wali ma surobin riyadan laga yaba in Alle iga digayo ifasir wll
Waxn ku riyodey labada qof oo isqaba kadib walashey aya igu tidhi marka waxy dhashey ilmo yar isaga riyada ugu dhashey uheysey kadib ilmaha dil bay igu tidhi marka anigu man dilin iyada aya ilmaha afkamaro kaga gurtey cabadhusey kadib Marna waxy ila eekayd gabadha ilmaha dileysey gabadh an saxib aheyn hada se saxib aheyn kadib ilmihi ayan qadey isaga iyo baaf ama tashti ee dharka lagu dhaqo iyo maro qoyan kadib waxn geyey meel qashina wan katagey waxn tagy guriga walashey ee hooyaded waxn arkay ilmihi oo ay heysato waxn weydiyey ma ilmihi aya nool wan ku farxey kadib waxy ishegtey baris karsan hilib leh on kariyey inu cunay wan arkay bariiska iyago horyaley kadib waxan ku idhi ala mopilkeygi ayan kagaimi gurigii ninka wu garanaya telefonkyga igaso qad kadib wey igaso qadey waxn ku idhi ninka hada ku qeyliso wuxu oganaya in an nahnay dad qeylo badan ninkan an guursanyo ilen wa saxibe.

Riyada dadka isqaba oo qaab la yaab leh lagu arko
Riyada dadka isqaba oo qaab la yaab leh lagu arko

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa lamaanahaas  is qaba inay arrimahooda isbadali doonaan oo gurigooda halis uu gali doono, oo cadaawad ay dhalan doonto, waxaa laga yaabaa inay toos isugu dhacaan, sidoo kale ninka xiriirka idin ka dhexeeyay sheekada kama foga waxaa laga yaabaa in arrimahaas uu ku jiri doono.

Guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa dagaal iyo guridumis iyo qaladaad waaweyn oo daran marka Ilaahay sharteeda ha idinka qabto.

يشير الحلم إلى أن الزوجين سيغيران شؤونهما وسيصبح منزلهما في خطر ، وسيولد العداء ، وقد يكون بينهما صراع مباشر ، والرجل الذي كان في علاقة بينكما ليس بعيدًا عن القصة ، ربما سوف يشارك في هذه الأمور.
وبشكل عام فإن الحلم يشير إلى الحرب وتدمير المنازل والأخطاء الجسيمة والخطيرة ، فليحفظك الله.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More