Browsing Category
Af English
Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo
Ereyga HOW afka ingiriiska waxaa lagu tiriyaa inuu yahay magacuyaal su'aaleed, marka ereygan aad baa loo adeegsadaa, macanhiisa wuu is badbadalaa marka uu erey gaar ah lagu lifaaqo.
Jadwalkan ayaad ka arki doontaa qaababka loo adeegsado:…
Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska
Ereyga ingiriiska "GET" qaababka loo adeegsado iyo macneyaasha uu leeyahay marka xaraf gaar ah lagu lifaaqo.
Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaale kuu muujinaya falka "GET" iyo macnaha uu leeyahay isagoo loo tarjumay af carabi iyo af…
Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo
Ereyda leh wax isku xiro ayaa ugu sahlan in la xifdiyo, ereydan waxay wadaagaan ereyga ingiriiska "HAND" oo laga wado gacan, kalmadahan kuu muuqda waxay wataan macne aan ka fogeyn waxqabadka qacmaha.
Jadwalkan ayaad ka ogaan kartaa…
Ereyo English oo dhexeeyaha SOME wadaaga
Ereyo English oo dhexeeyaha SOME wadaaga
Saan in badan soo sheegnay marka aad rabto inaad xifdiso ereyo gaar ah oo ka mid ah ereyada afka aad baranayso waxaa ugu fiican inaad u xifdiso qaab aadan illaawin, ereyada marka ay dhexeeye wataan…
Ereyo English oo ku dhamaada (USE) si sahlan aad ku qaban karto
Sida dhowr jeer aan soo sheegnay marka luuqad la baranayo waxaa la raacaa qaababka ugu sahlan ereyada lagu xifdin karo, marka ereyada uu ka dhexeeyo dhexeeye oo aad kusoo xusuusan karto si sahlan ayaad ku xifdin kartaa, barasahada afka…
Ereyo English dhexeeyaha “win” kuu sahlaya inaad xifdiso
Mararka qaar aad rabto inaad ereyo barato waxaad kusoo xusuusan kartaa dhexeeye iyaga ka dhexeeyo, marka dhexeeyahaas aad ku xifdiso si sahlan ayaad usoo xusuusan kartaa kalmadahakale oo dhxeeyahaas uu ku jiro.
Ereyo English oo uu ku…