Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho

Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho

Waa maxay geedka garaska?

Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho
Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho

Geedka garaska waxaa la dhahaa afka qalaad  Dobera glabra carabigana شجر ضبر ama ضبر أجرد waa geed abaareed wuxuu gaaraa dhererkiisa ilaa 8 mitir cimrigiisana sedex boqol sano, wuxuu ka baxaa meelaha buuraha ee dalka yaman iyo geeska Afrika oo ay soomaali ka mid tahay.

Geedkaas mirahiisa waxaa la dhahaa dhuugaal, miraha marka ay bislaadaan inta lasoo guro ayaa qobka laga fiiqaa waxaa soo baxaayo wax u eg buruq oo guduudan markaas ayaa laga dhuuqaa kadib mir cad kuusan ayaa soo harayso, waxaa la sheegay xiliyada abaarta in mirahaas la karsado waxaa lagaga bixi jiray abaaraha soo mara dalalka uu ka baxo.

Geedka garaska mirihiisa marka la karinayo waxay u baahan yihiin waqti badan inay dabka saarnaadaan.

 

Sawirada buuraha Sanaag 2020-ka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More