Riyada ina abtiga oo safar ka imaanayo

Su’aasha:

Asc wlalaha bahda daruuro ilahaya ha idin xiftiyo aakhiriyo aduunba aad baad naagu faa idaysaan khayr ilahay ha idinku abaamariyo
Wll waxan xalay ku tiyooday wiiluu abtigay dhalay oo anagoo ciyaala isugu kaaya dabaysay mudo dheerna aana arag xidhiidhna malaihin lkn gaaris buu daganyahay markaa waxan ku riyooday isagoo xamar noogu yimid waxaa ila joogay walashiis wuu salamay ani gacanta iskumaana salaamin ee waxan isu salamay sidii dad dafka ajaanibta gacanta ayaan isu tagnay sifiicana wan isku salaamnay waxaan dhahnayaxa soo raacaday waxuuna dhahay diyarad diyaraduna waa kildhi wayn oo dhowr kiilo karis ah ee shaaha lagu karsado waxaan dhahy see kusoo raacaday kildhi waxuu dhahay shiidaal baan kadoo buuxiyay waana soo raacay wax yarbaana soo socday visana ma soo goosan ee waan iska soo baxay si sifudud baan kusoo baxay markuu kildhiga wan fiiriyoo kildhi yara 3 kiilo karisuu iila ekaa iwafasira haday khayr tahay.

Riyada ina abtiga oo safar ka imaanayo
Riyada ina abtiga oo safar ka imaanayo

Jawaabta:

Riyada waa bishaaro waa khayr si yaab leh kugu imaanayo oo aadan filanaynin, ina abtiga marka lagu riyoodo guud ahaan waa khayr iyo faraj qaabka uu u yimidna waa qaab cajiib ah waxay tilmaamaysaa diyaaradda qaabkaas ah si lama filaan inaad ku heli doontid khayr iyo farxad.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More