Riyada baranbarada oo faahfaahsan gabar ama wiil ama naag la qabo hadday arkaan

Riyada baranbarada oo faahfaahsan gabar ama wiil ama naag la qabo hadday arkaan

Tafsiirka riyada (baranbarooyinka) ee ku lagu arko hurdada waxay leedahay macnayaal kala duwan, oo u dhexeeya digniinta cadawga iyo dhibaatooyinka, iyo sidoo kale bishaarada khayr iyo maal mararka qaarkood. Tafsiirka saxda ahi wuxuu ku xiran yahay faahfaahinta riyada iyo xaaladda dadka riyooday. Halkan waxaad ka heli kartaa waxa ugu caansan ee laga sheegay tafsiirka riyada […]

Qofka noloshiisa ka baqaya oo leh waxaan ka baqayaa nolosheyda maxaa xal u ah

Qofka noloshiisa ka baqaya oo leh waxaan ka baqayaa nolosheyda maxaa xal u ah

Qofka mararka qaar waxaa soo galayso cabsi la xiriirta noloshiisa. Wuxuu ka fikirayaa waxa ku dhici karo mustaqbalka ama waxa soo gaari karo. Taas sababo badan ayaa keenaya. Waxaa ugu mihiimsan sababahaan soo socda: 1- Wassaaska badan. Qofka uu ku dhaco cudurka wasaaska maskaxdiisa mar kaste waxaa kusoo dhaco dhib iyo cabsi. Marba waxbaa ku […]

Astaamaha dumarka uurka degdega ku qaado iyo caafimaadka dhalmada naagta

Astaamaha dumarka uurka degdega ku qaado iyo caafimaadka dhalmada naagta

Dumar waxaa jiro dhaqsi uur ku qaado, qaar waxay uur ku qaadaan toddobada, qaar hal bil gudaheeda. Qaarna way soo daahaan, qaar waxay qaadaan sanad kaddib. qaar labo sano kaddib. qaar ilaa shan sano ayay gaaraan. Waliba waxay usii baahanayaan daawooyin in la siiyo oo ka caawinaya uurka. Kuwaas ilmahooda aad ayay isugu xigxigaan. Kuwo […]

Gabar jileec oo wiil jareer jeclaatay laakin ka diiday jacaylkaas

Gabar jileec oo wiil jareer jeclaatay laakin ka diiday jacaylkaas

Waa sheeko cajiib ah oo tilmaamaysa jacaylka inuu u baahan yahay qofka inuu ciribta dambe arrimaha ka eego. Waxaa jirtay gabar ka dhalatay qabiil caan ka ah soomaaliya. Waa qabiil lagu tiriyo dadka ugu awoodda badan oo ugu hantida badan soomaaliya. Waad iska garan karaa !! Gabadhaas aabbaheeda wuxuu ahaa nin akhyaar ah oo laga […]

Dibigii u ekaa madaweynaha Maraykanka Donald Trump oo ka badbaaday udxiyada

dibigii tump (5)

Dibigii u ekaa madaweynaha Maraykanka Donald Trump Waxaa jiro dibi dalka Bangaaladesh laga leeyahay. Qofka iska lahaa wuxuu u bixiyay Donald Trump siduu ugu eg yahay madaxweynaha maraykanka dartii. Marka uu ku faafay baraha bulshada shacabka dalkaas waxay bilaabeen inay daawasho ugu yimaadaan sawir ayayna la galayeen. Marka la gaaray ciidda oo la rabay in […]

Xiriiriyeyaasha afka ingiriiska qeyb aad loo adeegsado

Xiriiriyeyaasha afka ingiriiska qeyb aad loo adeegsado

Xiriiriyeyaasha afka ingiriiska qeyb aad loo adeegsado Halkan waxaad ka baran kartaa dhowr xiriiriye afka ingiriiska. Waxaa la adeegsanayaa marka weer la dhisayo. halkan ayaad ka ogaan kartaa iyagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali. Marka qofka si sahlan ayuu ku baran karaa afka ingiriiska. Xaaladda afafka marka la baranayo waxaa aad loo bartaa […]

Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo

Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo

Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo Afka ingiriiska xarafka”g” haddii kalmadda uu ugu horreeyo oo  xarafka “u” uu ku xigo xarafka “u” laguma dhawaaqo. Waa laga  tagayaa. laguma dhawaaqayo. Sida la og yahay afka ingiriiska la mid ma aha qoraalka af soomaaliga. afka soomaaliga waxa lagu dhawaaqayo waxay […]