Samafalka meesha uu qofka geeyo

Axaadiistan oo halkan aan ku sheegayno waxay tilmaamayaan samafalka qiimaha uu ku leeyahay diinta Islaamka.

Samafalka meesha uu qofka geeyo
Samafalka meesha uu qofka geeyo

Axaadiis badan ayaa kusoo aroortay samaflka sidoo kale quraanka ayaa lagu sheegay nabiga SCW wuxuu yiri:

(اتَّقوا اللَّهَ في هذهِ البَهائمِ المعجَمةِ ، فاركَبوها صالِحةً ، وَاتْرُكُوهَا صَالحةً)

(Alle kaga baqa xoolahan aan hadlin, fuula iyadoo fiican kana taga iyadoo fiican), wuxuu leeyahay rasuulka:

(بَيْنَمَا رَجُلٌ يَمْشِي بِطَرِيقٍ وَجَدَ غُصْنَ شَوْكٍ عَلَى الطَّرِيقِ فَأَخَّرَهُ ، فَشَكَرَ اللَّهُ لَهُ ، فَغَفَرَ لَه)

(Nin mar uu waddo ku socday wuxuu arkay laan qodax oo taalla jidka wuu ka leexiyay Alle ayaa ku shukriyay wuuna u dhaafay), wuxuu leeyahay nabiga:

(لَقَدْ رَأَيْتُ رَجُلًا يَتَقَلَّبُ فِي الْجَنَّةِ فِي شَجَرَةٍ قَطَعَهَا مِنْ ظَهْرِ الطَّرِيقِ ، كَانَتْ تُؤْذِي النَّاسَ)

(Nin ayaan arkay oo jannada ku gadgaddoomaya geed uu wadda ka gooyay dartii oo dadka dhibi jiray).

Samafalka waa wax aad u weyn oo lasoo koobi karin waxa uu kuu taro, Islaamka si xoog ayuu ugu boorriyay in samafal loo sameeyo dadka iyo duunyadaba.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More