Gawaari aad iyo aad u wayn iyo saxaro iga fakanaynso

Su’aasha:

Waxan Ku riyooday gawaari aad iyo aad u wayn sida gawarida ka shaqeyo kaawiyinka minenka oo badan ee maraayo ama moodaayo dhiiqo aad u adagtahay inu maro gaari yar ama qof kana dheer dhirirka qof aniga iyo dadkale waxan ka firsanaynay meel buur ah sida ay uga baxaayaan Dhiiqada oo ah mid wayn waxa marayeen Gawaridaas ana waxan niyada iska iri mid kan camal ayaa kugu ficnanlaha hadad contract galin lahayd waxan kale on arkay nin wata gaari BMW Asna wadada Dhinaceeda kale taagan oo wada caadiga ah uu asna aad u kaxenaayay xowli dadkuna ay firsanayan mesha ayu Tagna asna firsanayay sida ay gawaridan waawayn dhiqada u jirayayn uga baxayan kadib nin ba yiri adiga gari fican bad Wadataye meesha Soco misana howli ayu Ku Kaxeyay waa Kan BMW ga kadib waxan arkay anigo gaari wata ee laba qof ila sarantahay waxan Ku iri qofka geska albaabka xigay suunka Xiro anigo xowli u kaxenayay lakin waxan arkay Arinkale inta aan gariga Kaxeen aniga waxan isku arkay saxaro yar Jaale ah jilicsan ad modo inay Ku jiran shayyo miro yar ama saxaro yaro cadi ah e ad modo inay iga so fakatay on surwalka iga gartay Saxarada size keda waa one teaspoon camal

Gawaari aad iyo aad u wayn iyo saxaro iga fakanaynso
Gawaari aad iyo aad u wayn iyo saxaro iga fakanaynso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad mari doonto mashaakil badan iyo xayiraad, astaantaas waxaa ku tusaya gawaarida aan dhaqaaqi karin oo wax dhiiqo oo kale ku jira, marka waa mashaakil iyo rafaad oo ku wareerinaya muddo markaas aad ka nafisi doontid oo aad ka samatabixi doontid, taasna waa saxarada kaa soo bixi doonto waxay tilmaamaysaa dhibka inuu dhamaanayo, marka khayr Ilaahay haku waafajiyo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More