Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso

Waxaa laga helaa abaal aad u weyn dhisidda masjidka

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso
Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso

Alle wuxuu yiri:

(إِنَّمَا يَعْمُرُ مَسَاجِدَ اللَّـهِ مَنْ آمَنَ بِاللَّـهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ) التوبة: ١٨

 

Waxaa uun camira masaajidda Alle
qof rumayay Alle iyo maalinta Aakhiro

Only those shall maintain Allah’s mosques
who believe in Allah and the Last Day

Nabiga naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha haatee wuxuu yiri:

(مَنْ بَنَى مَسْجِدًا لِلَّهِ بَنَى اللَّهُ لَهُ فِى الْجَنَّةِ مِثْلَهُ). البخاري 

Whoever builds a mosque,
Allah will build a house for him in Paradise like it

Qofkii Alle u dhiso masjid
Ilaahay jannada ayuu guri uga dhisaa isaga oo kale

 

Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More