Astaanta cusub ee corona virus oo lala yaabay

rare signs of corona virus in China

Corona virus wuxuu leeyahay astaamo lagu garto oo ka mid a:
qandho iyo qufac qalalan iyo jir xanuun iyo neef ciriiri iyo urka iyo dhadhanka inuu qofka ka tago astaamahan ayaan ugu caansan.
guud ahaan wuxuu u eg yahay hargabka oo qandhada wata.
laakin waxaa la arkay astaamo kale oo yaab badan.
Waxyaalaha yaabka badan oo uu sabab u noqday corona virus waxaa ka mid ah
dad cadaan ahaa oo madow noqday.
Corona oo labo dhakhtar madoobeeyay
Corona oo labo dhakhtar madoobeeyay
labo dhakhtar shiinees ah ayaa cudurka ka badbaaday laakin midabkooda wuuxuu noqday midab madow ah sidoo kale indhihii yaryaraa xataa way weynaadeen.
corona virus ilaa iyo hadda ma harin adduunka meelo badan ayuu shafayaa.
Ilaahay ha inaga badbaadyee arrinkiisa ma yara.
You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More