Gabar ku riyootay iyadoo meel sare kasoo dhacaysa

Su’aasha:

Gabar ayaa ku riyoota iyadoo kasoo dhacaysa meel sare cabsina dareemaysa markasta way kusoo noq noqotaaa maxay noqon kartaaa.

Gabar ku riyootay iyadoo meel sare kasoo dhacaysa
Gabar ku riyootay iyadoo meel sare kasoo dhacaysa

Jawaabta:

Riyada oo qofka arkayo asoo meel aad u dheer kasoo dhacayo mararka qaar waxaa la socota gilgilasho ama lulusho kahfiif ah qofka jirkiisa ayaa dhaqaaqaya.

Riyada waxay tilmaamaysaa qofka inay nolosha kula soo gudboonaan doonaan arrimo oo fikir iyo walwal u keenaya waxaa kaloo lagu fasiraa mashaakil uu ku dhacayo.

Riyada meel fog laga soo dhacaayo dad badan ayaa arka waa riyo caan ah oo qofka kusoo noqnoqota.

Laakin ma sii aha wax aad u daran kaliya noloshaada ayay tilmaamaysaa iyo xaaladaha yaryar aad mari doonto iyo mashaakilka ku qabsan doona dhibka dadka hadallada ku dhibaya.

Ilaahay khayr haka dhigo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More