Riyada cayaartooyga Ronaldo iyo dagaal dad dhex marayo

Su’aasha:

Asc wll waxaan hayaa labo riyo, waxaan fadhiyay meel dad badan ayaan ahayn kuwo caan ah iyo ku faqiiriin ah kuwa taajiriin dhinac walba oo bulshada ah kadib waxaa dhinacayga fadhiyay qof timo waa wayn leh oo Aan aqoonin ka dib ciyaar yahanka lagu magacaabo Ronaldo agteena yimid kuleetiya suutkana wuu ka qaldanaa ka dib waxaan dhahay cristiano suitka toosiso wuu toosistay ka dib ani iyo kii ila fadhiyay waa Ku qosolnay intuu xanaaqay ayuu darbiga dharbaaxsho Ku dhuftay darbigana wuu iga fogaa mid sidoo kle timo waa wayn lkn aanan aqoon ayaa soo istaagay meeshii uu Ronaldo dharbaaxshada Ku dhuftay ayuu shumiyay anigii awal waa qoslaayay hal mar Ayaan is badalay xanaaq intaa aaday ayaan ku dhahay ilaahii ku abuurtay miyaad ku caasisay waana dilay waliba anigoo iska ilaalinaayo inuu I qabto oo ka cabsanaayo sababtoo ah wuu iga waynaa ka dib wuxuu yimid xaafadayda anigana waxaan ka cabsaday inuu waalid kayga igu diro hab been ah intaa siiyay ayaan sasabay

Riyada cayaartooyga Ronaldo iyo dagaal dad dhex marayo
Riyada cayaartooyga Ronaldo iyo dagaal dad dhex marayo

Jawaabta:

Riyada labadaad si gooni usoo qor, riyo kaste si gaar ah ayaa loo soo diraa, riyadan waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto mashaakil iyo dagaal waliba dad aad isku fiican tihiin ayaad la diriri doontaa, marka waxaa laga yaabaa inay digniin tahay ka fogow dadka xunxun oo dhibka kuu keeni kara, cayaartooyga Ronaldo waa qof caan ah oo dunida laga yaqaano, wuxuu astaan u yahay in waxa dhacayo in meel badan uu gaari karo, marka iska ilaali inaad dhib isku riddo, maxaayeelay sumcaddaada ayaa meel xun ku dhacayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More