Riyada dooxoo socda iyo roobka iyo lacag doolar

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka
Allah macak
waxan ku riyooday anoo ila socdaan laba nin oon sxbo nahay oo gaadhigayga aanu wada raacnay xili casar ah roobna da’ayo kabacdi midbaa dagay 30 dollar ayuu isiiyayay waanu kasoo noqonay labada yadii waxaanu soo marnay dooxway oo biyo aan aad u badnayni socdaan roobkiina da’yo
Allah mahadle.

Riyada dooxoo socda iyo roobka iyo lacag doolar
Riyada dooxoo socda iyo roobka iyo lacag doolar

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa lacagta si lama filaanka aad ku heli doonto iyo shaqada fiican kuu dambayn doonto, waa riyo tilmaamaysa mustaqbal ifaya sidoo kale dadka garabkaaga taagan oo ku taageeraya mustaqbalka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More