Waxaan ku riyooday wiil an saaxib nahay gabar geedkiisa u dhuuqaysa

Waxaan ku riyooday wiil an saaxib nahay gabar geedkiisa u dhuuqaysa

Riyada:

A S C, wll waxan ku riyooday aniga iyo saaxibkay o isla joogna aye gabadh u imaatay gabadhaas aniga iyo saaxibkayba wax xirir ah inagama dhaxeeyo lkn aqoon unbaan isku lee nahay markay gabadhi intay u timid marka hore dhar’keegi bay iska wada siib’tay sxbkayna macawis bu xidhna isaguna wu iska siibay kadib anigo ar’kaya aye gabadhu geed kiisi intay afkeega galisay bay udhuuqaysay anigana dareen baa iqab’tay marka waxaan rabay gacantayda inaan gabadha jidhkeega ku taabto lkn wan kari waayay marka riyaadasi maxay noqon karta isoo sheega mahad sanid.

Waxaan ku riyooday wiil an saaxib nahay gabar geedkiisa u dhuuqaysa
Waxaan ku riyooday wiil an saaxib nahay gabar geedkiisa u dhuuqaysa

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inay gabar usoo dhowaan rabto, xiriir inay la samayn rabto, ama inay magac ku raadinayso, guud ahaan xubinta ninka waxay tilmaamaysaa magac iyo heerka uu ninka ka taagan yahay bulshada, waxaa kaloo dhici karta gabadhaas inay ninkan guur ka rabto, guud ahaan riyada ma aha sida loo maleeynayo ninkaas iyo naagtaas inay sidaas samaynayaan, laakin macnaha aan soo sheegnay ayay xambaarsan tahay.
Waxaa kaloo laga fahmayaa adigana inaad rabto gabar ku jeclaato oo xiriir kula yeelato, laakin taas si dhaqsi kuma helaysid.

Culimada riyada fasira sidan ayay ku tilmaameen dhuuqida geedka ninka guud ahaan marka riyo lagu arko:

تدلّ رؤية مص العضو التناسلي الذكري في المنام على ذكره بالخير بين الناس ، حلم مص ذكر رجل غريب يدلّ على الحاجة للرعاية  من قبل الآخر، والمرأة التي رأت أنها ترضع قضيب منتصب لرجل مجهول في المنام فإنها تكون كثيرة الاختلاط بالرجال .

(Riyada dhuuqidda xubinta taranka ninka waxay tilmaamaysaa qofkaas in wanaag lagu xuso dadka dhexdooda, riyada nin aan la kasaynin geedkiisa in la dhuuqo waxay tusinaysaa in looga baahan yahay daryeel qofka kale, haweeneydii aragto iyadoo jaqayso geed nin aan la aqoonin oo taagan waxay aad u dhex galaysaa raga)

 

Qofkii Arko Xaaska Deriska Oo Dharka Dhigatay

 

Riyada galmada guud ahaan fasirkeeda

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More