Waxan Ku riyoday furayaal cusub oo badan iyo afduub iyo sarif lacag

Riyada:

Asc gudoomiye- riyo waxan jogey gurigayga kadib waxan arkay Niman Yugandhes afduubtay walalkay kadib wan daba galay kadib waxay galeen dabaq ana bananka ayan la dagayana Niman kale o Wardiyo ah oo hubesan kadib nin ka mida kuwa wax afduubtay aya isiyay lacag dolar ah ana wan Ku tuuray lacagti waxan arkay nin guriga ka so Dagay oo aan wax ka iibsaday mana garanayo waxan Ku iri maxad u tageraysa nimankan wuu I Cudurdartay waxa ayan ka iibsaday sarifkii waxaa ii raacsan furyaan cusub oo isku eg oo badan jeebka.

Waxan Ku riyoday furayaal cusub oo badan iyo afduub iyo sarif lacag
Waxan Ku riyoday furayaal cusub oo badan iyo afduub iyo sarif lacag

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qalalaaso iyo walwal kaaga imaan doono ama suu sabab u noqon doono qof aad garanayso oo aadan ka filanaynin, furayaasha waxay tilmaamayaan awood iyo hanti badan, marka waxaa lagaaga digayaa dadka qaar oo iska dhigaya dad adiga kuu dhow ama ku jecel laakin aan sidaas ahayn waxaaba laga yaabaa inay ka shaqaynayaan wixii adiga dhib kuu keeni kara.

Guud ahaan waligaaga digniintaada qab riyada waxay u eg tahay digniin lagaaga dgayo dad gaar ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More