Suhayba Badqas beenta ay ka sheegeen

Soomaalida ma ka xishoodaan inay dadka wax been ah ka sheegaan.

Baraha bulshada dadka soo galo badankooda waxay usoo galaan fadhi ku dirir iyo qabyaalad.

Suhayba Badqas beenta ay ka sheegeen
Suhayba Badqas beenta ay ka sheegeen

Gabar soomaaliyeed wariye ah oo lawada yaqaano ayay ksuoo qoreen Facebook inay dhimatay.

Hadalkaas dad badan ayaa run u qaatay, laakinse been buu ahaa.

Dhimashada waa xaq, qof kasta wuu dhimanayaa.

laakin ma aha qof nool inaad been ka sheegto oo aad ku dhex faafiso hadalkaas kumanaan qof >

Suhayba Badqas waa wariye ka tirsan laanta BBC soomaalida.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More