Riyada gabar dhar dhaqayso oo agteeda qarax ka dhacaayo

Su’aasha:

Asc walaal waxan ku riyooday Anigo dhar dhaqaayo askar Aya agteena Marty wayna iga shakiyeen waxay dhahen halkan miino ku duugan Meshan biyo Aya ku jire Iyaga dhaxdoda iskhilaafay isla marki qiiq Aya kace Wixina way qarxen dadna wax Kuma gaarin Maxay noqon karta.

Riyada gabar dhar dhaqayso oo agteeda qarax ka dhacaayo
Riyada gabar dhar dhaqayso oo agteeda qarax ka dhacaayo

Jawaabta:

Riyada waa khayr inshaa Allaah wixii dhib iyo murugo ahaa oo ku hayay ayaad ka bixi doontaa sumcaddaadana nadiif ayay kuu noqonaysaa wixii shaki kugu wajahnaana way cadaan doonaan waadna ka badbaadaysaa, noloshaadana way isbadali doontaa, nolol fiican ayaad helaysaa inshaa Allaah, riyada waa riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More