Haweeney ayaa igu riyootay anigoo maal heley

Su’aasha:

asc wll waxaad ifasirtaan qof haweeney ah ayaa igu riyootey anigoo maal heley oo guri aad uweyn degan oo shaqaale farabadan iishaqeynayaan haweenedii ayaan waxaan kuleeyahey xaaskega shaqaale usoo raadi shaqaale dumar ah oo uadeegta ayadana waxey ileedahey hee xaaskaga lama arkayo gudaha lee kujirtaa guriga aan daganahey waxaa waardiye ka ah qof hada meeshan kashaqeeyo maamul ka ah riyadaas waxaa kuriyootey haweeneydaas oo aan hada meel kawada shaqeno maxey tilmaameysaa riyadasi anigo nimcadasi kujiro lagu riyoodey.

Haweeney ayaa igu riyootay anigoo maal heley
Haweeney ayaa igu riyootay anigoo maal heley

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada inay isbaddali doonto, inaad meel sare gaari doonto mustaqbal fiican aad heli doonto oo aad ka maarmi doonto shaqada hadda aad ka shaqaynayso ama meesha hadda aad degan tahay, guud ahaan riyada waa riyo fiican oo isbaddal wadata siiba isbadal mustaqbalka la xiriira.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More