Fasirka riyada hilibka ariga

Su’aasha

Asc walal,

waxan xalay ku riyooday anoo Hilib ari ka soo gadaya kawaanka.

hilib waxana ila socday laba wiil an aqaano saxiibo an nahay.

marka hilib ariga muxuu noqon kara marka la soo gadaya ama asaga oo ceyrin ah

Fasirka riyada hilibka ariga
Fasirka riyada hilibka ariga

Jawaabta

Hilibka ariga wuxuu tilmaamayaa hanti badan, haddii qofka uu yahay qof doob ah inuu guursanb daano ama uu heli doono hanti u fududeynaysa guurka.

waa marka uusan ahayn hilibka mid uray ama mid xun, waa hilib nadiif ah oo aan lahayn qurmuun.

haddii hilibka uu yahay mid uray  wuxuu tilmaamayaa dhibaato iyo xumaan.

sidoo kale haddii uu yahay qofka hilibkaas iibinaya mid jirkiisha wada dhiig ah oo wejigiisa cabuus ah.

You might also like
2 Comments
  1. Waxan ku riyooday anoo badbaadinaya madaxweyne Farmaajo oo la soo weeraray
    abdimajid says

    Asck wll
    waxan idin soo diray riyo an kuuriyooday wali imadan isoo jawaabin waa waan ku sugaya

    1. Waxan ku riyooday anoo badbaadinaya madaxweyne Farmaajo oo la soo weeraray
      Daruur says

      ws wealaal su’aalaha laga jawaabo halkaan ayaad ka heli kartaa https://daruur.com//consultations/

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More