Browsing Category
Fatwada
Neefka la gowracayo garmuu xaaraan noqdaa waa maxay shuruudaha
Su'aasha:
Ilaahay SWT qur,aanka wuxu inoogu sheegay in ehlu kitaabka cuntadoodu xalaal inoo tahay sidoo kale dumarkooda aynu guursan karno haday muxsanaat yihiiin, hadana aayado kale ah ilaahay wuxu inoogu sheegay inaynaan cunin gawrac aan…
Furiinka hal dalaaq ah naagtii lagu furo saacad kadib mala soo celin karaa
Furiinka hal dalaaq ah naagtii lagu furo saacad kadib mala soo celin karaa
Su'aasha:
A S C, bahda daruur aad iyo aad ban idin salaamaya, Su'aashan qabo waxa weeyan nin xaaskisa hal dalaaqa ku furay isla hal saaca kadib hadu idhah'do…
Waqtiga maqribka in la xiro miyaa albaabada iyo daaqadaha
Su'aasha:
Asc bahda daruuro suaal wataa Maqribka iyo salaada subax in aalbaabda iyo daaqdaha guryaha laxidho sax miyaa mise waa quraafaad
Jawaabta:
Xadiis saxiix ayaa kusoo arooray waqtiga fiidka ama maqribka oo amraya in albaabada…
Ninkayga ayaan furiin ka dalbaday naar miyaan ku galaa
Su'aasha:
Asc sh waan kusalamay sheekh waxaan raba bal in aad iisheegto danbigan intuu dhanyahay waxan ahaa gabaryar oon garadkeedu ku filayan waxan laheshiiyay wiil madiya oo abahii kalidii dhalay hooyadana lahayn aana isku dah ahayn…
Beebaris muxuu u dilay Sayfuddiin Qutus
Su'aasha:
Ruknudiin baibars maxay ahayd sababtii u dilay seifuddin quts
Jawaabta:
Guud ahaan dilkiisda waa laysku khilaafay laakin sida loo badan yahay waxaa dilay Beebaris waxayna isku khilaafeen culimada sababta uu u dilay, qaar…
Dad markaad aragto Alle ku xasuusinaya taas maxay tahay
Su'aasha:
Walaal waxaa jira shakhsiyaadka qaarkood oo markaan arko aan ilaahay xasuusto, arintaasi maxay noqon kartaa?
F:g: shakhsiyaadkaasi maaha dad Caan ah sida culimada iyo intii lamid ah, balse wa dad iska caadi ah oo bulshada iskaga…