Browsing Category

Fatwada

Ninka aan cadeysanin ma layska furi karaa

Su'aasha Su'aal an qabaa nika hadii uu afkiisa uraayo cadey iyo nadafadna ma rabo diinta maxay ka qabtaa in layska furo fadlan jawa deg deg ayn idin karab mahadsanidin. Jawaabta Ilkaha in cadeysto waxay ka mid tahay nadaafadda diinta…

Ninka gabdhaha beenta u sheego

Ninka gabdhaha beenta u sheego Su'aasha Nin ayaa jiro gabar uu shukaansabayo been u sheego wuxuu leeyahay naagta been baa lagu soo xareeyaa runna waa lagu dhaqaa ,diinta maxay ka qabtaa. Jawaabta Beenta sideedaba waa wax xun, qaab…

Furiinka laysku qasbo ma dhacaa

Furiinka laysku qasbo ma dhacaa Su'aasha Hadii si qasab ah lagaga furo xaaskaaga idinko is jecel, weliba dagaal iyo dil la idiinla yimaado MA KAA FURMAYSAA GABADHAADU? Waad mahadsan tihin. Jawaabta Marka hore waa inaan…

Siigada soonka ma furtaa

Su'aasha Siigada soonka ma jabisaa sida galmada oo kale ma waxaa laga rabaa qofka kafaaro? fadlan jawab fiican aan rabaa Jawaabta Qofka sooman haddii uu siigayto oo ay biyaha ka baxaan soonkiisa wuu jabaa sidaasna waxaa qaba afarta…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More