Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo

Su’aasha:

Asc xalay waxan ku riyooday anoo Wabiga ku qubeysanaya oo biyo badan ay socdaan lakiin wax halis kama dareemin marka laga reebay alaab aan watay sida tarmuus iyo kirliga shaaha aan waayay iyo inaan si nabadoon oo an cabsi laheyn ugu baxay dhanka kale ee wabiga anoo dabaalanaya kadib markan xaga tagay family la kulmay.

Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo
Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo

Jawaabta:

Waxay riyada tilmaamaysaa inaad safar gali doonto oo aad ka tagi doonto waxyaalo aad haysatay, safarkaas inshaa Allaah waad ku guulaysan doontaa khayr badan ayaad heli doontaa waliba xaas iyo ubad ayaad yeelan doontaa safarkaas kadib, riyada webiga aad gudbayso waa safar khayr wata.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More