Riyada cunintanka geedka tiinka

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo midha geedka ay soomaalidu tiinka u taqaano cunaaya oo intaan maydho dabadeed aan cunaayo.

Riyada cunintanka geedka tiinka
Riyada cunintanka geedka tiinka

Jawaabta:

Riyada cunidda geedka tiinka waa riyo fiican wuxuu tilmaamaa arsaaq badan oo barako leh, wuxuu tilmaamaa hanti badan oo qofka si sahlan ku helayo, geedka tiinka waa geed dhadhan macaan leh, guud ahaan riyada miraha aad bay u fiican tahay waxay tilmaamysaa khayraadka Alle dadka siiyay oo si sahlan lagu helo.
Sidoo kale geedka tiinka wuxuu ka mid yahay geedaha iskooda  usoo baxo oo aysan dadka beerin marka dhib la’aan ayaa lagu helaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More