Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha
Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha

Alle ayaa bixiya ubadka nooc kaste ay yihiin gabar iyo wiilba.

Laakin waxaa aad u adag qofka inuu tarbiyeeyo gabdhaha sidaa awgeed ajar wey ayaa laga helayaa tarbiyada gabdhaha.

Wuxuu yiri nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -:

 (مَنْ كَانَ لَهُ ثَلَاثُ بَنَاتٍ ، فَصَبَرَ عَلَيْهِنَّ ، وَأَطْعَمَهُنَّ ، وَسَقَاهُنَّ ، وَكَسَاهُنَّ مِنْ جِدَتِهِ، كُنَّ لَهُ حِجَابًا يوم القيامة مِنْ النَّارِ) ، وفي رواية : (مَنْ عَالَ ابْنَتَيْنِ ، أَوْ ثَلَاثَ بَنَاتٍ ، أَوْ أُخْتَيْنِ ، أَوْ ثَلَاثَ أَخَوَاتٍ ، حَتَّى يَبِنَّ ، أَوْ يَمُوتَ عَنْهُنَّ، كُنْتُ أَنَا وَهُوَ كَهَاتَيْنِ ، وَأَشَارَ بِأُصْبُعَيْهِ السَّبَّابَةِ وَالْوُسْطَى) ،

(qofka haysto seddex gabdhood kuna sabro, kana quudiyo hantidiisa kana waraabiyo kana huwiyo xijaab ayay naarta uga noqonayaan) riwaayo kale waxaa ku sugan (qofka biilo labo gabdhood ama seddex ama labo walaal gabdho ah, ama seddex ilaa ay ka tagaan ama uu  isaga ka dhinto waxaan noqonaynaa aniga iyo isaga sidan, wuxuu ku tilmaamay farahiisa murdisada iyo fardhexaadda),

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More