Waxan Ku riyooday habaryartey oo codkayga la yaaban

Su’aasha:

ASC gudomiye : Waxan Ku riyooday habaryartey oo codkayga la yaaban I dhahayso wad waynatay marki horena an isku shegayo on leeyahay waa aniga wiilkii heblayo iso dhaweneyso

Waxan Ku riyooday habaryartey oo codkayga la yaaban
Waxan Ku riyooday habaryartey oo codkayga la yaaban

Jawaabta:

Riyada habaryarta guud ahaan waa riyo khayr ah oo tilmaamaysa nolol farxad leh laakin riyadan waxay wadataa astaan fiican oo ah codka dadka waawayn taas oo laga qaadanayo inaad noqon doonto qof dadka ay tixgaliyaan oo hadalkiisa la maqlo siiba reerkaaga ama beeshaada dhexdooda, taasna waxay ku imaan kartaa qofka marka uu yeesho magaa iyo hanti badan, riyada waxay tilmaamaysaa guul iyo gargaar inaad heli doonto, markaad leedahay waxaan ahay heblaayo wiilkeeda waxay xoojinaysaa magaca aad yeelanayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More