Xanuunka dhanxaragu waa maxay maxaana daawo u ah

Xanuunka dhanxaragu waa maxay maxaana daawo u ah

Su’aasha:

Asc walaal waxan ku waydiina waa maxay xanuunka dhanxaraga ilkaha sare hoostoodu ii sharax walaal adoo mahadsan.

Xanuunka dhanxaragu waa maxay maxaana daawo u ah
Xanuunka dhanxaragu waa maxay maxaana daawo u ah

Jawaabta:

Waxaa keena xanuunka dhanxanaga sababo badan waxaa ka mid ah cuntada kulaylka ah qofka markuu cuno ama cuntada basbaaska badan leh ama aadka dhanaan u ah, taas waxay keentaa meesha inay balbasho kaddib balbalka uu xanuun isku baddalo, sidoo kale cuntada adag marka la calaanjinayo.
Xanuunka dhanxanaga wuu iska raystaa qofka asoon daawo qaadanin dhowr maalmood kaddib.

Waxaa kaloo keeni kara efekshan ama finan inay kasoo baxaan goobtaas, oo ka imaanaya bakteeriya, sidoo kale jug ayaa soo gaari karta oo keenaysa inuu ka xanuuno dhanxaraga ama dhanxanaga.
Haddii uu xanuunka joogsan waayo qofka waa inuu is baaraa si loo ogaado cudurka waxa uu yahay, taasna waa labo usbuuc kaddib.
Dabiici ahaan malabka shinida saafiga ah aad buu ugu roon yahay.

Caabuqa ciridka qaabka dabiiciga loo daaweyn karo

 

ألم الحنك ي له أسباب عديدة ، بما في ذلك الطعام الساخن عندما يأكله الشخص ، أو الطعام الذي يحتوي على الكثير من الفلفل أو يكون مالحا جدا.
هذا يسبب الحرقة ليصبح مؤلما بعد ذلك،
أيضا الطعام الصلب عند المضغ.
ألم الحنك سوف يتخفف عن الشخص إذا لم يكن يتناول الدواء بعد بضعة أيام.

يمكن أن يسبب أيضا خروج البثور من تلك المنطقة ،
من البكتيريا ،
يمكن أن تحصل التهابات  يتسبب في تألمه من الطفح الجلدي.
إذا لم يتوقف الألم ، يجب على الشخص فحص نفسه لمعرفة ما هو المرض ، أي بعد أسبوعين.

عسل النحل النقي بشكل طبيعي لطيف للغاية عليه.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More