Gabar ku riyootay hooyadeeda oo macmacaan samaynaysa

Su’aasha:

Asc wll qaaliya waxan rapa in aad ifasirto riyo waxan kuriyoodi hooyi iyo habaryar oo isla joogan macmacaan hagaajinayaan ana aan uadheegaya mana aqaano sababta lohagaajinaya blse hal mar waxan maqli hooyo oo dhihi haysa shali guriga heblaayo ayan aadhay wahey igu dhaxti wilkeyga ayan intisaar uso dooni rapni asaga wuu maqanyahay in uu imadha ayuu rapay wu xanuunsanyhy lkn mardow abihiis aya cida kusosocta gabadha idhin kasodoonaya wll ifasir fadlan ana uga dambeyn habaryar iyo hooyo wahey idireen in aan dukan aadha aan chocolate kasoqaado plz ifasir wll.

Gabar ku riyootay hooyadeeda oo macmacaan samaynaysa
Gabar ku riyootay hooyadeeda oo macmacaan samaynaysa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inay gurigiina imaan doonto waliba farxad adiga kugu saabsan riyada waa khayr iyo biashaaro, way dhici kartaa in nin kusoo doonto haddaad gabar tahay oo wali guursanin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More