Riyada qof dil toogasho ka badbaadaya

Su’aasha:

Waxa ifasirtan riyada ah wxn ku riyooday anigo ley dili rabo o dadka dhan leysku so baaxshay waxa ahyn aniga io labo gabdhod o kle waxa larabay in nala toogto anago waxba galabsan dadki xaafada dhan ba leyskugu yeeray si nalo toogto waxa leyskugu yimaaday meel banaan ah Marks ba waxa nalala keenay mesha nagula toogan laha inta nala toogan ka hor ba waxa iso sawirmay anigo qabriga la igeeyay o suaalo ley weydinaayo lkn inta nala toogan ba ninki na toogan laha ba yiri dadkan mxy galabsaden o lo tooganaya balse wax cadeyn ah wala lo waayay o sidas ba toogashadi uga badnaadanay.

Riyada qof dil toogasho ka badbaadaya
Riyada qof dil toogasho ka badbaadaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka guulaysan doonto dadka cadowga kugu ah oo dhibka kula rabo sidoo kale inaad gaari doontid wax aad raadin jirtay oo adkaa waxay noqdaanba riyada waa riyo bishaaro ah,  dhib kaste ku haysta inshaa Allaah faraj weyn ayaa ka dambeynaya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More