Riyada qof dhintay oo wax carfaya kuu dhiibay

Su’aasha:

Gabar ninkeeda dhintay baa waxay ku riyootay iyada oo ninkeeda usoo galay wuxuu yiri asc wiilkiisa oo yar ayuu ka wareystay Wuxuuna u dhiibay Laba shay Barfuun Saaid u carfayo iyada oo carfineysa ayey Soo kacday.

Riyada qof dhintay oo wax carfaya kuu dhiibay
Riyada qof dhintay oo wax carfaya kuu dhiibay

Jawaabta:

Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa ninka dhintay ubadkiisa inay nolol raaxo leh ay galayaan xaaskiisa inay nolol fiican heli doonto, haddii uu dhib haysto dhibkaas inuu Alle ka qaadi doono, oo ay heli doonaan farxad iyo wanaag.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More