Riyada qof sac loo dhiibanayo kadib ka fakanayo

Su’aasha:

Asc daruur waxan rabaa inaad ifasirtaan riyadan waxan ku riyooday ruuxbaa sac ii qabo igu dhahay kadib wuu iga tagay kadibna waxa dhacay sacii baa iga fakaday wana gaari waayay sidaasna wan kaga samray laba mar oo kala duwan ban ku riyooday . Jawab waafi ah ayan idinka sugaa insha Allah

Riyada qof sac loo dhiibanayo kadib ka fakanayo
Riyada qof sac loo dhiibanayo kadib ka fakanayo

Jawaabta:

Riyada lo’da wax badan ayay tilmaantaa waxay astaan u tahay lo’da sanadka sidoo kale xaaladda qofka lasoo gudbonaanaysa, waxaa kaloo lagu fasiraa qof wanaagsan oo khayr iyo waxtar leh,  riyadan waxay tilmaamaysaa inay fursad fiican kusoo mari doonto laakin aadan ka faa’idaysan doonin oo ay kaa lumi doonto, saca kaa fakanaya waa farsad fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More