Siigada iyo sexka oo an 10 sana waday meeqan kaga so kabsan kara

Su’aasha:

10 sana ayaan siigeysanye sexna wan dawan jiray waan joojiye hada ee meeqa bil ayaan kuso laban karaa si agood badan lix bilood maigu filantahay mise sanad ayaan sugaa inta aan guursan.

Siigada iyo sexka oo an 10 sana waday meeqan kaga so kabsan kara
Siigada iyo sexka oo an 10 sana waday meeqan kaga so kabsan kara

Jawaabta:

Haddaad iska joojisay oo aad go’aan adag qaadartay rajo ayaad leedahay,  waa laga yaabaa inaad kusoo celiso awooddaada lix bilood gudahooda inkastoo siigada saamays ay ku leedahay biyabaxa degdega oo laga yaabo inaad muddo dareento, laakin ku dadaal inaadan ka noqonin gao’aankaaga, teeda kale filimada xunxun ayaa aad dad u halleeya ee iska ilaali ha noqonin, dhibka ay keenaana nafsi ahaan seegada ayuu ka daran yahay, sidoo kale dambiga ay kugu ridaan ma yara.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More