Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay

Doomsday signs that appeared

Calaamadaha maalinta qiyaame waxay u kala baxaan calaamooyin yaryar iyo calaamooyin waaweyn.

Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay
Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay

Calaamadaha yaryar waxay u eg tahay inay dhammaan soo wada muuqadeen. calaamadaha waaweyn ayaa wali aan soo bilaabanin
muuqaalkan waxaad ka arkaysaa astaamaha qiyaamaha kuwa si cad usoo baxay uu Nabiga SCW uu sheegay, waxayna ka mid yihiin mucjisooyinkliisa. halkaan waxaan ku xuseynaa calaamad uu nabiga sheegaay oo ah in lagu tartarmi doono dhismaha: xadiiska oo ahaa:

(وأن ترى الحفاة العراة العالة رعاء الشاء يتطاولون في البنيان)

macanihiisa oo ah: (inaad aragto kuwa kabaha la’ oo qaawan oo sabool ah oo ari raac ah oo ku tartamaya dheereynta dhismaha ).

Muqaalkan ka daawo dhismaha dheer

 

 

Dadka hada joogo aakhiro maxay uga cabsan la’ yihiin

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More