Riyada arooska habaryarta

Su’aasha:

Waxaan kuriyooday habarteey oo aroos eh habenkas dadka dhan we faraxsanahay cida arooska ninka we naga badnaayeen gabdha badan oo ninka arooska cidiisa ah aa joogeen wena naga badnaayeen habaryartey wexe kulabisneed taashka colour kale ah o cadaan eheen arooska fanaanin iyo baraanbur labadaba woo lahaay gabadha aroosada wee oyneesay marka guriga lageeyay wexee kamurugsaneed hooyadeey wax ma uqaban anakane waa umuseenay.

Riyada arooska habaryarta
Riyada arooska habaryarta

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn oo lasoo gudboonaan doono habaryartaada, haddii ay tahay doob guur ayay heli doontaa haddii xaas ay tahayna nolol kale ayay gali doontaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More