Riyada islaamo suufi ah oo durbaan tumanaya

Riyada islaamo suufi ah oo durbaan tumanaya

Riyada:

Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday islaamo suufiyaha oo 3 kitaab somali ku qoran qasiidooyin somali ah ka aqrinaya oo durbaan tumanaya markaa waxaan dhahay waxaan waa bidco oo dumarka qayladooda lamaqlo markaa waxaa noo yimid ninkayga waxaa 3 kitaab jadana haystay layimid wiil dariskeena aha ninkayga ayana ka qaday oo marku iskudhajiyay dharbaaxo ku dhuftay waxuuna ku dhahy baro diinta waxani waa quraafaade

Riyada islaamo suufi ah oo durbaan tumanaya
Riyada islaamo suufi ah oo durbaan tumanaya

Fasirka:

Riyada waa riyo naftaada ku sheekaysanayso maadaama uu mowlidka yimid arintaas niyadda ayay kaaga taagan tahay, arrimahaas iyo doodda caanka ah oo ka dhalata sanad kaste, riyada noocan ah fasirad ma laha waana iska caddahay naftaada ayaa ku mashquulsan arrimaha mowlidka, xataa haddii la fasiro waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal la xiriirta mowlidka.

حديث النفس : هى رؤيا يحدث بها الإنسان نفسه فيراها كمن يكون مشغولاً بسفر فيرى أنه سافر أو كالجائع يرى أنه يأكل ما لذ وطاب أو العطشان يرى أنه يشرب الماء أو من يخاف من أمر فيراه في الحلم

Sheekada nafta: waa riyo uu qofku naftiisa ugu sheekeeyo, middaas uu u arkayo qof safar ku mashquulsan wuxuu arkaa in uu safar ku jiro, ama qof gaajaysan oo arkaya in uu wax macaan oo fiican cunayo , ama qof haraadsan, oo arkaya inuu biyo cabayo, ama qof ka baqaya wax oo riyada ku arkayo waxaas.

 

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

 

Riyada arooska

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More