Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo

Su’aasha:

Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday laba gabdhood oo aan aqaano oo iyagoo baradn dad guri gayga fadhiya aan u imid waxayna isiiyeen cabitaan aana ubogin oo ka samaysan baytaraaf markaan dhahdhamiyay uma bogin dha dhan kiisasa waana tufay waxyna dhaheen cab adaan kuu wadnee anina waanba ku siriri gaaray waxaana dhahay ma rabo maxay noqon kartaa wll.

Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo
Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dood iyo dhib siiba dumar ayaa sabab u noqon doona, marka iska ilaali haweenka gurigaaga lugta soo dhigaya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More