Qofkii ku riyoodo isagoo adimaya fasirka riyada aadaanka

Su’aasha:

Asc waan idin salamay bahda daruur su,aal baan qabaa waxaan ku riyooday anigoo adamaya maxey micneyneysa riyadaan waliba qof asigoo adimi raba ayaan ka qaaday anigaana adamay isoo jawaab mahadsanid.

Qofkii ku riyoodo isagoo adimaya fasirka riyada aadaanka
Qofkii ku riyoodo isagoo adimaya fasirka riyada aadaanka

Jawaabta:

Riyada adinka waxay tilmaamaysaa waxyaalo badan waxaa ka mid qof adimay inuu xajka tagi doono sidoo kale inuu noqon doono qof diinta iyo khayrka dadka ugu yeeraya, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa inuu noqon doono qof Alle ka baqaya oo ku dadaalada salaadda iyo cibadaadada.

Guud ahaan aadaanka waa sharaf iyo wanaag qofka uu helayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More