Riyada gabadh iyo waxaro yaryar

Su’aasha:

Asc waad mahadsantihiin marwalba
XAJAAKUMULAAH
waxaan ku riyooday aniga oo lahadlaaya gabadh aad u qurux badan oo indho waawayn oo timo dheer oo madwleh oo aad u faraxsan oo qoslaysa ayay ila hadlaysay iyadoo dhex fadhida meelahan dumarka lagu qurxiyo arooskoda AMA xaflahadaha markay jiraan
anigoo lahadlaya oo albaabka taagan
ayaa waxaa soo galay waxaro yar yar oo faro badan oon leeyahay ana kuwii ayaan la ciyaarayay oon soo qabqabanayay anoo faraxsan
Allah mahadle.

Riyada gabadh iyo waxaro yaryar
Riyada gabadh iyo waxaro yaryar

Jawaabta:

Riyadan waa adduun oo wata barwaaqo, gabadha qurxoon waa xoolo auunyo waxaa kaloo dhici karta inay tahay gabadha aad guursanayso mustaqbalka, waxaraha iyagana maal adduunyo, waa riyo wanaagsan oo khayr ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More