Riyada shukaansiga gabar nin leh

Jawaabta:

Assalamu allaykum MR waxaan Ku riyooday Gabar San somlai Ku aqaanay 17 Ka hot oon Daria ahayn ayaan Ku riyooday ayadoo meek Dylan canal we gurugooda joogta waxaana la joogay gabarhas nin da,ah gabadhii ayaan shukaansi Ku bilaabay ninkii da,da ahana waa na ag fadgiyaa gabadhii ayaa I tiri ninkan waa ninkeyga odaygi na ag fadhiyay markaas ayaan idaygii la hadlay oon Ku dhahay ninyahow waxaa tahay nin Sahar badan untaad San Isla hadlaayay waad Iska aamusantahay Kadib waxaan arkay qamis isku joog ah ah oo cusub oo meek koraysa suran waxan isku dayay inaan qaato laakiin waan gaari waayay oo waxaan radinaayay wax San kuso qabto waxan Monday mar inay I caawinaysay sinan u gaarni qamiskaas Musa kale riyada San walshay San Ku riyooday oo San hab sinayo oo at gabar aan South Africa Ku aqanay oo an Somali ahayn oo nanag fadhiday micnahedana I sheeg markale waad mahadsantahaay.

Riyada shukaansiga gabar nin leh
Riyada shukaansiga gabar nin leh

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad raadinayso oo aan kuu toosaynin, bal waxaa laga yaabaa in natiijo fiican aadan ka helin, waliba waxay la xiriirtaa guurka, dharka inta badan wuxuu tusiyaa guur marka gabadhana waxaa laga yaabaa inay tahay astaan tilmaamaysa wax aan toosaynin, maadaama ay tahay gabar nin kale qabo, guud ahaan riyada waa digniin lagaaga digayo arrimo hadda aad faraha kula jirto inaad gasho ood ku sii sacoto waliba arrimo la xiriira mustaqbalka guurka.

Gabar la qabo haddaad shukaansi ku waddo riyada dhexdeeda taas waxay tilmaamysaa inaad raadinayso wax aan suurtagal ahayn meel kubbaato ayaad madaxa galinaysaa marka natiijada waa iska caddahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More