Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah

Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah

Riyada:

Waxan guursadey gabadh dhalinyaro ah
Mudo 3 bilood ka hor gabadhaa weli ismaanu arag oo waxanu kala joognaa 2 wadan
Waxanu ku balanay last week ga September inaanu isu nimaadno

Gabadhaasi week kasta 1 Mar waxay ku riyootaa iyadoo nin aanay aqoon u yimi oo ku leeyahay waxan ahay ninkaagii

Markay aniga I weydiisona aan ugu jawaabayo waa ninkaagii oo aan kaagasoo maxiisay ee raac

Ninkaasi wuxu leeyahay calaamado
Mar waa nin jaadka cuna
Mar waa nin buuran oo calool weyn
Mar waa nin bidaarle
Maxay tahay riyadaasi

Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah
Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah

Fasirka:

Riyada waa riyo nafsaani ah iyada ayaa maskaxdeeda kugu hayso maadaama aydan wali guur ku kulmin adiga ayay kaa fikiraysaa waa khayaalkeeda, riyada noocan oo kale waxaa la dhahaa   حديث النفس  sheekada nafta, marka waa riyo iska caadi ah oo tilmaamaysa sugitaanka ay ku sugayso iyo farxadda ay ku sugan tahay.

 

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

 

الأحلام المعاكسة هي تلك الأحلام التي يعاني فيها الحالم من ‌الخوف وليس من ال‌‌أذى.
إذا حلم رجل أعمال أنه أخفق فإن هذا ينذر بخسارة وإدارة سيئة يجب تصحيحها، أو ينذر بأن الفشل يهدد بالتحول إلى واقع فعلي.
وإدارة سيئة يجب تصحيحها، أو ينذر بأن الفشل يهدد بالتحول إلى واقع فعلي
إذا اعتقدت أن لديك مشكلة في اللباس وأنت تحلم فإن هذا يعني أن بعض الأشرار سوف يسببون لك القلق وسوف يحولون بينك وبين أماكن التسلية
إذا حلمت أنك تتجاهل أو تستخف بأي شخص أو صديق فذلك معناه سعيك عبثاً لبلوغ السعادة نظراً لطباعك الفذة والخشنة. وإذا حلمت أن أحداً استخف بك تفسيره أنك ستتحسر وتحزن على وضعك التعيس

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More