Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo

Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday aniga oo La’socda nin wajigiisa cad’yahay ama aad moodi wijigiisa in uu baras wajiga ka qabo waxaa na dhex maraysa dood wana lugaynayna meel aan u socono magaranayo anigana waxaa markaas igabaxa iftiin anigoo dhan waan ifayaa sidii uu ii waday wuxuu igeeyay meel darbi ah baan is taagnay darbigii xitaa iftiinkayga ayaa garaya wuuna iftiimayaa waxaana jooga nin kale aan wajigiisa garanayo oo qori wata oo isna ii dharanaya ninkii kale aan Wal isla soconay ayaa iyiri xagaan farta saar meel ayuu iyiri aan markaas ayaan soo boday oo Kacay marka riyada maxaa lagu fasiri karaa

Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo
Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto nolol fiican oo hanuun iyo wanaag leh, wax kaste hortaada ayaad ka heli doontaa asoo kuu ifaya, waa khayr inshaa Allaah, dadka cadowga ah oo sharta watana wax kaama qaadi karaan, Alle waddadaada ayuu kuu ifinayaa.

 

الحلم يدل على أنك ستعيش حياة طيبة مع الهداية والخير، ستجد أمامك كل شيء من شأنه أن يضيء لك،

إنه أمر جيد على أمل الله، فالعدو الذي هو تحت الشرط لن يتمكن من أخذ أي شيء منك، سيعطيك الله طريقك.

Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah

 

The dream indicates that you will have a good life with guidance and goodness, you will find everything before you that will shine for you, it is good in the hope of Allah, the enemy people who are in need cannot take anything away from you, Allah will give you your way.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More