Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo

Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo

Qofka ka sheeganaya daal iyo caajis iyo tabar darro  ka timid vitamino jirkiisa ka dhiman awgeed, wuxuu isku daaweyn karaa daawooyinkan dabiiciga ah intuu isku daro ayuu subaxdii hal qaaddo ka cunayaa sidoo kale habeenkii, markuu hal usbuuc adeegsado wax weyn ayuu iska dareemayaa.

Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo
Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo

1- nus kiilo malab (Honey)  عسل
2- 10 garaam Ginseng shiidan    جينسنج
3- nus tumun fustuq shiidan  (Pistachio)  فستق
4- nus tumun loos (Almond)  لوز
5- nus tumun joos cayn aljamal (Walnut)  عين الجمل
6- nus tumun bunduq (Hazelnut)   بندق
7- nus tumun kaajo (Cashew)   كاجو

Daawo dabiici ah
Daawo dabiici ah

Waxaa kaloo qofka uu qaadan karaa daawadan oo ka kooban waxyaalahan hoos ku xusan  intuu isku daro ayuu hal qaaddo ka cunayaa maalin kaste, haddii uu daawada kale cunayo wuxuu qadanayaa galabihii oo kale.

1- rubuc tiin la qallajiyay  (Fig) تين

2- nus kiilo saliid seytuun   (Olive oil) زيت الزيتون

3- nus tumun toon la jarjaray  (Garlic) ثوم

Intuu dhalo ku wada shubo ayuu meel fiican dhigayaa.

Tiin iyo Zaytuun
Tiin iyo Zaytuun

Qofkii u baahan vitamin D wuxuu qaadan karaa omega 3  maalin kaste hal kaniini ayuu qaadanayaa.

Omega 3
Omega 3

Omega 3 ma aha daawo u baahan in dhakhtar kuu qoro, waxaad kasoo iibsan kartaa farmashiyaha, waxaa lagasoo saaray  saliidda kalluunka oo aad ugu fiican caafimaadka jirka iyo maskaxda.

Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka

Waxtarka Basasha

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More