Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya

Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya

Su’aasha:

scw daawo ama kaniin ma jira oo haweneydu ku cawinaya uur inay qaado waxan wada fursadaha uurqadida badin kara fadlan igu caawiya magaciisa iyo mesha laga heli karo.

Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya
Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya

Jawaabta:

Way jiraan daawooyin badan raga iyo dumarkaba wax u taraya xagga uurka ama dhalmada, waxay xoojiyaan biyaha ninka iyo taranka haweenka, waxaa ugu fiican kaniin lagu magacaab ROYAL JELLY 1000 MG oo ka sameysan malabka boqoradda shinida, wuxuu aad ugu roon yahay dumarka fursadahooda uurqaadidda ay yar tahay dumarka weynaaday afartanka gaaray ama ku dhow, sidoo kale wuxuu yareeyaa xanuunka dhiiga caadada, wuxuuna kordhiyaa dareenka raaxada sariirta, sidoo kale raga xataa wuxuu u siyaadiyaa dareenka, wuxuu ka sameysan yahay wax dabiici ah, qiimihiisa wuxuu u dhexeeyaa 4$ ilaa 16$ oo kale waxay ku xiran tahay caaga inta kaniini ku jirto iyo sida ay u kala tayo fiican yihiin, waxaana laga helaa farmashiyadaha waaweyn sidoo kale webyada online ahaan ayaa loogu iibiyaa, haddii aad ka raadiso inetrnetka.

Qofka wuxuu isticmaalayaa ilaa bil kaddib wuu joojinayaa, haddana muddo bil oo kale ayuu sugayaa haddana mar kale ayuu isticmaalayaa, waxaa laga yaabaa dadka qaar side effects inuu ku reebo xasaasiyad ama calool xanuun khafiif ah ama fiman yaryar inuu kasoo bixiyo.

Dumarka waaweyn fursadaha uurka way ku yaraanayaan taasna waxay keenaysaa in haddii naagta ay uur qaaddo ilmaha kasoo dhacaan.

 

Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka

 

There are differences in the reproductive abilities of women and men,
The main one concerns the age of fertility. For women, there is a gradual deterioration in their fertility starting at the age of 35.
The reason for this is that a woman is born with all the eggs she may produce throughout her life and then this number decreases with age.
Women are born with about two million eggs, and they decrease to 400,000 at puberty, and then to 25,000 when they reach the age of 37, where most women lose 90% of their eggs at this age, until the woman’s stock of eggs reaches 1,000 eggs only when she reaches the age of 51.
Thus, the chances of getting pregnant each month gradually decrease, reaching only 5% among women aged 40 and older, meaning that the chances of getting pregnant still exist but to a lesser extent. This also varies from woman to woman.

On the other hand, fertility rates in men decrease as it happens to women contrary to what is common, but they decrease later and more slowly than in women. The fertility rate in men begins to decline between the ages of 40 and 45.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More