Xanuun xaga xiniiyaha ah iyo inay balaq noqdaan

Su’aasha:

Su’aashaydu waxay tahay waxaan dareemaa in ay xiniiyahaygu ay badana aad u laalaalmaan yacni balaq noqdaan marmarna xanuun aan badnayn ayaan dareema bararna ma yeeshaan markaa waxaasi ma cilad baa? Mise waa arin caadiya.

Xanuun xaga xiniiyaha ah iyo inay balaq noqdaan
Xanuun xaga xiniiyaha ah iyo inay balaq noqdaan

Jawaabta:

Xiliga qabowga xaniinyaha way isku soo ururaan xiliga kulaykana way fidsamaan oo balaq ayay noqdaan, xataa qofka marka uu ku dhaqo biyo kulayl way is fidiyaan.

Taas waa wax caadi ah, inay sidaas noqdaan, teeda kale xanuunka wuxuu noqon karaa qofka marka uu dareenkiisa kaco kaddib uu damo, inta badan wuxuu ka dareemaa qooraha xanuun khafiif ah, taas waa wax caadi ah oo raga oo dhan ay dareemaan, marka haka walwalin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More