Ginseng miraha oo kale ah qaabka loo isticmaalo

Su’aasha:

Mahadsanid dr sida aad iigu sharaxday lki ginseng ma shiidno waa miro madmadow hadaaba dhuuq dhuuqaayo maalintii meeqa xabo aan dhuuqi karaa mida kle Box dhan inaa dhameeyo miyaa mise maalmo aan ku isticmaali karo ayaa ii sheegi kartaa

Ginseng miraha oo kale ah qaabka loo isticmaalo
Ginseng miraha oo kale ah qaabka loo isticmaalo

Jawaabta:

Hadduu yahay qaabka aad sheegtay kaligiisa dhuudhuuq, subax kaste markaad quraacato ayaana ugu fiican ilaa baakada aad ka dhamaynayso, maalin kaste hal ama labo kuus waa kugu filan yihiin, haka badanin intaas, markuu kaa dhamaado haddana waad isticmaali kartaa mar kale, ilaa iyo lix bilood ayaad wadi kartaa, kaddib iska jooji, haddana lix bolood kaddib ayaad bilaabi kartaa, haddii aad xaas leedahay waa ok haddii aadan xaas lahayn xumaan ayaad ku dhici kartaa, maxaayeelay geedkan asliga  ah qofka dareenkiisa si xoog ayuu u kiciyaa marka taas la soco.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More