Riyada naag la qabo oo hab i siinaysa iyadoo dhar an wadanin

Su’aasha:

Waxaan arkay gabar laqabo oo aan aqaano,ayadoo qaawan xab igu tiri anoo taagan, waan yaabay,weyna fool xuntahay, maxaa lagu fasiri karaa?

Riyada naag la qabo oo hab i siinaysa iyadoo dhar an wadanin
Riyada naag la qabo oo hab i siinaysa iyadoo dhar an wadanin

Jawaabta:

Riyada waa digniin gabadha aad aragtay iyadoo qaawan hab ku siinayso waxaa lagu fasiraa in ay jirto naag la qabo  inay ku fikirayso dabin adiga ay kugu talagalayso, marka riyada waa riyo digniin ah waliba naagta aad aragtay si gaar ah isaga ilaali, foolxumada aad ku aragtay wax halis  weyn ayay tilmaamaysaa taxdar ka qab.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More