Waxaan rabaa inaad ii sheegto sida loo isticmaalo ginseng

Su’aasha:

Asc dr waxaan rabaa inaa ii sheegto sida loo isticmaalo daawada la dhaho ginseng aan ka dalbaday amazon hadana waan heestaa waa miro madmadow oo badan qaabkii u isticmaali karaaa thxnks dr

Waxaan rabaa inaad ii sheegto sida loo isticmaalo ginseng
Waxaan rabaa inaad ii sheegto sida loo isticmaalo ginseng

Jawaabta:

Waxaa ugu fiican inaad malab ku qasto oo subax kaste aad qaaddo ka cabto, qaabab kalana waad u isticmaali kartaa sida inaad wax yar aad caano kulul ku darsato kaddib sida shaaha oo kale naad u cabto, waa marka uu shiidan yahay ama adigaba aad shiiddo.

Haddii aadan shiidin waad dhuudhuuqaysaa sida macmacaanka oo kale, laakin wax badan ha cunin hal mar 7 garaam oo kale wax la eg cun maalintii, haddana maalinta kale intaas in la eg cun.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More