Riyada Jirka Meelo dhiig madow leh

Su’aasha:

Ascww walal riyadan waxa lagu fasira riyada qof ka ku riyooda isagoo jirka bruises badan uga yaalo ama jirka meelo dhiig madow leh marka Ay wax adag jug ku siiyaan. Marar ka qaar iyadoo riyo aheyn ayan jirkeyga ku arki jiray waliba waxba igu dhicin .
Thanks

Riyada Jirka Meelo dhiig madow leh
Riyada Jirka Meelo dhiig madow leh

Jawaabta:

Riyada waxaa dhici karta inay tahay riyo naftaada aad ugu sheekaysay, waayo mararka qaarkooda qofka wuxuu ku riyoonayaa wax isku arkay, taasna waxaa keenaya arrintaas oo maskaxda kaga jirto marka uu seexanayo, riyadaas waxaa la yiraahdaa   حديث النفس    oo laga wado sheekada nafta, riyada noocaas ah fasir ma laha.

Haddii aadan naftaada ugu sheekaynin oo si kedis aad u aragtay  arrimaha aad soo sheegtay waxaa lagu fasiraa dhibaatooyin naftaada dhaawac u geysanaya oo sida nabarka oo kale kugu taagan oo xanuun kugu hayo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More