Sharta iyo khayrka saameyskooda

Sharta iyo khayrka saameyskooda

Sharta iyo khayrka saameyskooda
Sharta iyo khayrka saameyskooda

Khayrka waxaa laga wadaa wax kastoo fiican, shartana waxaa laga wadaa wax kastoo xun,  labada dad ayay leeyihiin oo ka shaqeeya, dad waxaa jira khayrka jecel dadna sharta ayay jecel yihiin, dad khayrka ayay u degdegaan dadnka sharta, wuxuu leeyahay nabigeena (SCW):

(إِنَّ مِنَ النَّاسِ مَفَاتِيحَ لِلْخَيْرِ مَغَالِيقَ لِلشَّرِّ، وَإِنَّ مِنَ النَّاسِ مَفَاتِيحَ لِلشَّرِّ مَغَالِيقَ لِلْخَيْرِ، فَطُوبَى لِمَنْ جَعَلَ اللهُ مَفَاتِيحَ الخَيْرِ عَلَى يَدَيْهِ، وَوَيْلٌ لِمَنْ جَعَلَ اللهُ مَفَاتِيحَ الشَّرِّ عَلَى يَدَيْهِ)

(Dadka waxaa ka mid ah kuwa khayrka fure u ah shartana quful u ah, dadka waxaa ka mid ah kuwa sharta fure u ah khayrkana quful u ah, liibaanta waxay u suganaatay qofka Alle furaha khayrka gacmaha u galiyay, waxaa halaag u sugnaaday qofka Alle furaha sharta gacmaha u galiyay)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More