Fasirka riyada habaryar Quraan guriga ku akhrinaysa

Su’aasha:

Asc sheikh waxan ku riyooday habaryartay oo da’ ah oo quran guriga ku dhex aqrisanaysay waan dul imid halkay ku joojisaan ayaan ka bilaabay waan aqriyay deeto waan la ooyay aayaadkii lkn ma xasusto ayadaha deeto hooyaday i hor taagnayd lkn ilamay hadlin ba .

Fasirka riyada habaryar Quraan guriga ku akhrinaysa
Fasirka riyada habaryar Quraan guriga ku akhrinaysa

Jawaabta:

Riyada Quraan akhriska waa riyo khayr iyo bishaaro ah, waxay tilmaamaysaa guud ahaan camal suuban iyo wanaag khayr aad heli doontaan adduun iyo aakhiro.

Qofkii ku riyooda asoo quraan akhrinayo wuxuu helayaa raalliga Alle camalkiisana wuu wanaagsaaan doonaa.

Waa riyo bishaaro ah oo khar badan wadata, oohintana waxay tilmaamaysaa farxad

Waliba khayrka guriga ayuu imaanayaa inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More